Ninkii toogashada ka geystay Toronto oo magaciisa la shaaciyey

Mas’uuliyiinta dalka Canada ayaa magaca ninkii weerarka ka fuliyey magaalada Toronto habeenkii axadda ku sheegay Faysal Xuseen oo 29 sano jir deganaa magaalada, kaasi oo sidoo kale weerarka lagu dilay. Booliiska waxay sheegeen in ninkaasi uu dilay gabar 10 jir ahayd iyo haweeney 18 jir ahayd kadib markii uu rasaas ku furay wadda mashquul badan … Continue reading Ninkii toogashada ka geystay Toronto oo magaciisa la shaaciyey